Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka luglow ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa wasaaradda waxbarashada Jubbaland ee ka hirgalisay iskuul ka kooban dhowr fasal.
Muhiimadda wasaaradda ay dugsigaasi u hirgalisay ayaa aheeyd hormarinta waxbarashada deegaanka.
walow baahida waxbarsho ee ka jirta Deegaanka aysan dabooli karin hal iskuul maadaama ay badan yihiin Ardeyda Deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.