Ardayda galeyso Imtixaanka ee Baladwayne oo baaq loo diray

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha waxbarashadda degmada Baladweyne Mustaf Cismaan Maxamuud ayaa ku booriyay ardeyda sannadkan ka qalin jabinaya dugsiyadda sare iyo kuwa dhexe inay ku dadaal inay ka mira dhaliyaan imtixaanka ay gali doonaan.

Wasaaraddaha waxbarashadda Hirshabeelle iyo tan Federaalka ayaa qaadi doonaa imtixaanka qaranka iyo kan dugsiga dhexe bilowga iyo dabayaqada bishan June.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here