Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardayda dugsiyada sare ee ku yaallo magaalada Kismaayo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyey imtixaanka shahaadiga ee
Fasalka 12-aad ee dugsiga Sare Dalka.
Ardayda ayaa dadaal xoogaan ugu jira sidii ay guul uga soo hooyin la hayeen imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee Dalka kaas oo ay wasaarada Waxbarashada Jubbaland oo Kaashaneyso Wasaarada Waxbarashada Dalka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.