Ardayda Fasalka 12-aad ee Axmes binu Xambal oo diyaar garow ugu jira Imtixaanka Shahaadiga

0
147
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadkaan ayaa waxa imtaxaanka u diyaar garoobaya Arday badan oo ku nool gobolada dalka, ku waa soo rajeenaya in ay ka guul garaan waxa ay soo baranayeyn sanooyin badan.
Imtaxaanka dugsiga sare ayaa waxaa inta badan qaada wasaaradda waxbarashada xukuumada fadaraalka Soomaaliya.
qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata iskuulka Axmed Bin Xambal ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka warameen qaabka ay ugu diyaar san yihiin imtaxaanka qaranka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here