Ardayda dhamaysay dugsiyada sare ee Kismaayo oo kulan loo qabtay

0
331

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maglaada ksimaayo waxaa lugu qabtay munaasabada si heer sare loo soo agaasime oo lagu qabtay  Jaamacadda Jubba, munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabisay xarunta tababarka ee waamo iyo ururka ardeyda Jubbland.

Munaasabadan ayaa waxaa loogu talo galay ardeyda soo dhamaysatay dugsiyada sare in lagu fahansiiyo sida ay u wajihi lahaayeen kuliyadaha kale duwan ee lagu barto Jaamacadaha ku yaalla magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here