Ardayadii kaalinta koowaad ka gashay imtixaanka fasalka 8-aad ee Dugsiyada dhexe Jubbaland oo ka hadashay dareenkeeda farxadeed

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iqra Haashim Nuur oo eheyd ardayadda kaalinta koowaad ka gashay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay dareenkeeda farxadeeda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here