Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Jaaliyadda soomaaliyeed ee ka soo jeeda degmada Afmadoow ee gobalka Jubbada hoose ayaa waxay abaal marin u sameeyeen Fardowsa Xuseen Khaliif oo aheyd ardayadii kaalinta 23,aad ka gashay imtaxaanaadkii ay qaaday dowlada Soomaaliya oo dhawaan la shaaciyey .
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.