Arday waxbarasho Lacag la’aan ah ka heshay Jaamacadda Baladweyne

0
7
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Arday isugu jirta Wiilal iyo Gabdho oo sannadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay jaamacadda Baladweyne ee Degmada Baledweyne

Ardaydan ayaa dhigan doonaa Kulliyadaha Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Kulliyadaaha kale ee ka baxa Jaamacadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here