Arday oo fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay iskuulka Waamo ee Degmada Dhoobley

0
219

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 80 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag laโ€™aan ah ka helay madarasada Waamo ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here