Arday maqalka Naafo ka ah oo fursado Waxbarasho ka helay Iskuulka Badar Kismaayo

0
62

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Badar ee Magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah Iskuulada ay sida lacag la’aanta ah wax uga bartaan Caruurta ka soo jeeda Qoyska danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here