Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daladda Horumarinta bulshada ee Talasamo ayaa qalabka waxbarashada sida buugaagta iyo qalimaanta gadhsiisay Iskuulo kuyaala Koonfurta Magaalada Guriceel halkaas oo ay wax kubartaan Arday reer guura ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.