Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mu’asasada Al-Khayraad ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu maamuusay ardayda kaalmaha hore ka galay tartanka Qur’aanka Kariimka. Munaasabaddan ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay, iyadoo lagu abaalmariyay ardayda guuleysatay
Munasabada ayaa waxa kasoo qaybgalay maamulka muasasada culimo walidiin iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.