Arday ka Qalin-jibisay Iskuul Badar oo munaasabad Loo qabtay

0
274
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan qalin-jibinta ah ayaa waxaa loo qabtay  dufcaddii koowaad ee ka baxday dugsiga Badar oo ka mid ah Iskuulaadka ku yaallo magaalada Kismaayo,waxaana ka soo qeyb galay Arday,Waalidiin,Macalimiin iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadaha magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here