Arday ka qalin Jabisay Macadka Horyaal ee Kismaayo oo ka Warbixiyay Muhiimada ay Leedahay barashada luuqadaha 

0
202

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro ka qalin jabisay Macadka Horyaal ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa aan ku marti qaaday baranaamijka dhalinyrada ee Idaacadda Waamo waxayna ka Warbixiyeen muhiimada ay leedahay barashada luuqadaha taas badanaa dhalinyarada ay bartaan.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here