Arday danyar iyo agoon isugu jirto oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Al-Aqsa

0
128
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 270 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Alaqso ee magaalada Baladweyne.
Ardayda ayaa waxa ay iskugu jira  danyar iyo agoon oo fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Alaqso ee magalada Baladweyne.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here