Arday iskugu jirta danyar iyo agoon oo fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Tusmo ee Balad-weyne

0
216
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 15 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ku waas oo aan walidiintoodu awoodin in ay ka bixiyaan wax barashada lacagta ah  ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka tusmo oo ka mid ah goobaha wax barasho ee ku yaala  magaalada Baladweyne.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here