Arday furado waxbarasho lacag la’aan ka helay Jaamacadda Hiiraan ee magaalada Baladweyne

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 30 arday ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ka helay Jaamacadda Hiiraan ee magaalada Baladweyne ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here