Arday dhigato Iskuul ku yaallo Baydhabo oo laga mamnuucay Taleefanada

0
201

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-Macrifa ee magaalada Baydhabo ayaa ardayda iskuulkaasi ka mamnuucay isticmaalka Taleefanada casriga ah oo saameyn ku yeeshay waxbarashadooda

Ardayada wax ka barato iskuulka Al-macrifa ayaa markii hore mobeelada casriga ah isticmaali jiray waqtiga ay ku jiraan fasalada lagu dhigo casharada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here