Arday dhameysay xifdinta Qur’aanka Kariimka oo xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Kismaayo

0
72
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarsada Sheekh Cali Suufi ee barashada Qur’aanka Kariimka ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose  xaflad qalin jabin ah ugu qabatay 47 Arday oo dhameysay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here