Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo ahayd mid lagu dhiira-galinayay isla markaana shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday dhameysay Qur’aanka Kariimka ayaa lagu qabtay Masaajidka Qudbiga Xaaji Makaahiil ee Magaalada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.