Arday Dhameysay Qur’aanka Kariimka oo Xaflad Loogu Qabtay Degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo.

0
110
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay kasoo qeyb galeen marti sharaf kala duwan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka dhalinyarada Degmada Garbaharey ee xarunta Gobolka Gedo.
Ardayda qalin jabisay ayaa gaareyso ku dhawaad 50 arday kuwaas oo dhameeyey qiraa`aadka Quraanka Kariimka iyagoona ka qalin jabiyey Macadka Imaamu Daali li qiraa`aati wa culuumul qur`aan Kariim.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here