Arday dhameeysay Qur’aanka Kariimka oo xaflad qalin-jabin ah loogu qabtay Muqdisho

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka Ibnu Nuur ee Barashada iyo Xiftinta Quraanka kariimka iyo Shareecada Islaamka ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen dacfadii 10-aad ee ka ka Aflaxda Machadkaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here