Arday dhameeysay Qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay kismaayo

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maamulka Machadka Al furqaan qaybtiisa qur’aanka kariimka ayaa arday xiftisay qur’aanka oo gadhaysa 15 arday u qabatay xaflad qalin jabiina

Munbaasbadda qalin jabinta ah ayaa waxa kasoo qayb galay maamulka machadka macalimiin waalidiin iyo Arday.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here