Arday dhameeysay barashada Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Baladweyne

0
203

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Balad-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 8 arday oo baratay qur’aanka aanka kariimka isla markaana ka aflaxay madarasada Daarul-Qur’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here