Arday dhameeysatay fasalka 8-aad ee Al-rahma oo munaasabad loogu qabtay Buula-barde

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen 26 Arday Oo Dhameeysay Fasalka 8aad Islamarkaana Ka Qalinjibisay Xaruunta Agoonta Iyo Naafada Al-rahma.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here