Arday Danyar ah oo Waxbarasho Lacag la’aan ah ka helay iskuulka Ibnu cabaas ee Baladweyne

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 12 Ardayda ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee binu cabaas ee magalada Baladweyne.
Ardayda heshay fursadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka Waxbarshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here