Arday dan yar ah oo fursado waxbarasho ka helay madrsada Cabdulaahi Bin-cumar ee Baadweyne

0
68

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In ka badan 100 ardayda ayaa fursado waxbarsho oo lacag la,aan ah ka helay madarsada hoose iyo dhexe ee Cabdullaahi binu cumar ee magalada Baladweyne.

Ardayda heshay fursadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here