Arday baratay xirfadda looga shaqaysto suuqyada Online Crypto oo xaflad loogu qabtay Magaalada Kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Barashada xirfadaha online ah ee crypto Elite ayaa Magaalada kismaayo munaasabad qalin jabin ugu qabtay dufcadii labaad ee ardayda bartay cilmiga lacagta Digital ah gaar ahaan sida looga shaqayso suuqa online ah ee Cryptocurrency.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here