Arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo munasabad qalin jabina loogu qabtay kismaayo

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-machadka Sayid Cumar oo ka mida ah macaahiida lagu barto farsamada gacanta isla mala markaana ku yaalla magaalada kismaayo ayaa munaasabad qalinjabin ah u qabtay Arday baratay isla markaana dhameeysay farsamada gacanta.

munaasabada ayaa waxa ka soo qayb galay maamulka machadka xubno ka tirsan golaha wakiilada jubaladn iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here