Arday baratay Xirfadaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay magaalada Caabudwaaq

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inkabadan 100 arday oo baratay Xirafadaha gacanta islamarkaana ka aflaxday Dugsiga farsamada Colaaf ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Caabudwaaq.

Munaasabada lagu gudoonsiinayay shahaadooyiinka ayaa waxaa kaso qaybgalay Maamulka Iskuulka,Macalimiinta ,Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here