Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo Xaflad qalin jibin ah loo qabtay

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafladan qalin jiibinta aaya waxa looqabtay qaar kamida ardeyda Madarasada Sheikh Cali Suufi ee magaalada Kismaayo kuuwas oo bartay baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka waxa kaso qeeb galay xaflada macalimiin ardeey walidiin marti sharaf iyo mamulka madarasada.

Ugu horeen waxa gobta shahadooyin lagu gudoon siiyay Ardeydi baratay xifdinta Qur’aanka kariimka iyagoona goobta ku soo bandhigay ciilmigi ay barteen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here