Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo Shahaadooyin la guddoonsiiyay

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad Lagu qabtay Xarunta Madarasada Al-Kheyraad ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudonsiiyay in ka badan 200 oo ardey oo dhameeyey xifdinta Qur’aanka Kariimka iyadoona Munaasabada lagu abaalmarinayay ardeyda, waxaa kaso qeyb galeen Maamulka Madarasada, qaar kamida culimada Kismaayo, Gudoomiya ku xigeenka Gudiga shaqalaha rayidka baarlamanka Jubbaland, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here