Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo Shahaadooyin la guddoonsiiyay

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka madasarada barashada culuumta diiniga ah ee ibnu uma cabdi ayaa maanta shahadooyin guddoonsiyay ku dhawaad 20 Arady oo oo baratay xifdinta Qur’aanka kariimka iyo qiraa’adiisa waxaana munaamadda ka soo qeyb-galay maamulka madarasada waalidiin masuuliyiin ka socotay wasaaradaha waxbashrada Jubbaland iyo  wasaaradda cadaalada diinta iyo Awqaafta Jubbaland iyo qaar kamid ah culimada maagalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here