Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo munaasabad qalin jibin ah loogu qabtay Kismaayo

0
54
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kuleejka Culuulmta shareecada iyo maadiga  ee daarul Macrifah ee magaalada Kismaayo qeybtiisa Qur’aanka ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay 66 Arday oo dhameysay xifdinta qur’aanka kariimka .
Qaar kamid ah Ardayda dhameysay xifdinta qur’aanka kariimka  ayaa munaasabada kuso bandhigay cilmigii ay barteen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here