Arday baratay Luuqadda Ingiriiska oo ka waramay muhiimadda ay u leedahay

0
144
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Ku nool magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxay Wayadii Dambe Xooga Sarayeen Barashada luugaqadaha  Qalaad sida luuqda Ingiriiska.

Muhiimada ay leedahay in labarto luuqadan ayay dhalinyaradu ku shegeen inay ka Caawiso cashirada ay ku Qata Dugsiyada sare iyo Sidoo kale Jaamacadaha iyago sheegay inay ahmiyad gaara ah siinayaan barashadeeda.

Juweeriya Xasan  Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here