Arday baratay Cilmiga Caafimaadka oo xaflad qalinjibin ah loogu qabtay magaalada Kismaayo

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka tababarka kuliyada caafimaadka ee Jubbaland ayaa xaflad qalin jibin ah u qabtay ardey baratay kuliyada cafimaadka qeybahooda kala duwan,ardeyda xafladda loo qabtay ee qalin jibineeysay ayey tiradooda gaareysay 65 Ardey,kuwaas oo la gudoonsiiyay shahaadooyiin.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here