Arday baratay Culuumta Shareecada oo munaasabad qalin-jibin ah loogu qabtay kismaayo

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Imaamu Shaafici oo Kamida Macahiida kuyaala Magalada Kismaayo ayaa Arday kor-udhafaysa 140 uqabtay Munaasabad Qalinjabina kuwaas oo Bartay Culuumta Shareecada Islaamka iyo sidoo kale Luuqadaha

Munaasabada oo si heersare ah Losoo Agaasimay ayaa Waxa goob joog ka ahaa Maamulka iyo Macalimiinta Mac’hadka Waalidiin Arday iyo Marti Sharaf Kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here