Arday baratay Culuumta Shareecada oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhood bartay cilmiga Shareecada islaamka isla markaana ka qalin jabiyey machadka barshada Qur’aanka Kariimka ee Ibnu Mascuud ayaa munaasabad qalin badalasho ah loogu qabtay xarunta macadka oo ku taalo magaalada Muqdisho, ardeyda xafladda loo qabtay ayaa gaareysa ilaa 30 arday.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here