Arday baratay Culuumta Islaamka oo magaalada Kismaayo loogu qabtay Munaasabad

0
261

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay munasabada ay ku qalinjabinayeen Arday baratay culuumta Islaamka,waxayna ka qalin-jebuyeen Machadka Al Faatix ee magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here