Arday baratay Culuumta Diinta oo Xaflad loogu qabtay magaalada Kismaayo

0
31

Kismayo(Idaacadda Waamo)-Machadka shamsu diin oo kamida macaahiida ka jira magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ayaa munaasabad qalin jabina u nqabtay dafcadii kowaad ee ka aflaxda mac’hadka

Munaasabadda ayaa waxa ka soo qaybgalay waalidiin culimo maamulka iyo macalimiinta mac’hadka iyo marti kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here