Arday baratay Caafimaadka oo Xaflad Qalin-jabin ah loogu qabtay Kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland ayaa Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysay Cilmiga Caafimaadka uqabatay xaflad qalin jabin ah, kuwaas oo gaarayey ilaa 78 Arday oo baratay cilmiga Caafimaadka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here