Aqoonyahanno horay uga soo qalinjabiyay Jaamacado ku yaalla dalka Sudan oo Afurwadareed ku Sameeystay maagalada Kismaayo

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaayo ayaa waxaa lagu qabtay afurwadareed ay soo agaasimeen qaar ka mid ah ardeydiii ka wax ka soo bartay dalka Sudaan
Aqoonyahanno ayaa horay uga soo qalin jabiyay Jaamacado ku yaalla dalka Sudan waxiyna sameesteen afur wadareed kaas oo sanadkiiba ay mar isugu yimaadaan si ay iskaga xogwareesataan wax ay ugu faiideeyeen aqoontooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here