Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarasho waa furaha horumar kasta oo nololeed guud ahaan bulshada Carruurta agoonta ahi waa qayb muhiim ah oo bulshadeena ka mid ah Laakiin mararka qaar, duruufaha adag ee nololeed waxay ka hor istaagaan helitaanka waxbarasho tayo leh taas oo sameysa mustaqbalkooda nolosha.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.