Aqoonyahanada kunool magaalada Kismaayo oo ka hadlay dhibtooyinka ay leedahay furiinka

0
76

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Furiinka ayaaa  kusoo badanaya bulshada Soomaaliyeed taas oo sameyn ku yeelatay caruurta ay dhalaan lamaanaha is fure, qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanada ah ee kunool magaalda Kismaayo aya waxaa ay siyaabo kale duwan uga hadleen waxybaha keen furiinka qoyska .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here