Aqoonyahanada Kismaayo oo ka hadlay saamaynta Beeralaydu kala kulmaan isbadalka cimilada

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhowrkii sano ee ugu danbeey waxaa dalkeena Soomaaliya ka dhacay abaaro iyo fatahaado ka dhashay isbadalka cimilada ku waas oo saamaynta ugu badan ku yeeshay wax soo saarka beeraha iyo xoolaha nool.
Reer miyiga Xoolo dhaqatada ah iyo dadka beeraleeyda ah oo aan u diyaarsanay la qabsiga waqtiyada ay cimiladu isbadasho ayaa wali la daala dhacaya saamaynta ay kala kulmeen abaaraha iyo fataahaadaha dalka ka dhacay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here