Aqoonyahanada Kismaayo oo ka hadlay dhibaatada qishka imtixaanaadka Ardeygu kala kulmi kara

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Imtixaanka Shaahadiga ee dugsiga sare ayaa ayaa dareeray maanta oo sabti ah guud ahaan dalka, kaas oo ay qaado Wasaradda Waxbarasha Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana inta badan dhaca qish ay sameeyaan Arday,a islamarkaana looga digayay maalmihii u dambeeyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here