Aqoonyahanada Jubbaland oo Bulshada oga digay Qataraha ay Keeni Karto Jarista Dhirta Deegaanka

0
217

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirta waxaa ay ka mid tahay waxyabaha aadka u dayacmay bur-burkii Dowladii dhaxe ee Dalka kadib waxaana la jaray badi dhiirtii dhulka ku taalay,taasi oo sababtay In dhulka uu ku dhaco Nabaad Guur Qaar kamid ah Aqoon yahada Ku nool magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacada Waamo Ayaa Walaac ka muujiyay in ay wali sii socoto Jarista dhirta oo u mihiim ah duur kujirta iyo bilicda dalka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here