Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jarista dhirta ee loo adeegsado dhuxusha ayaa ah Saameynta ugu Balaaran iyo Nabaad guurka ku dhaca Deegaanka waxaana jira maalmo ay dunida u asteysay in loo istaago ilaalinta deegaanka iyo beerista dhir lagu xoojinaayo Bilicda Deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.