Aqoonyahanada Jowhar oo ka hadlay sida looga hortagi karo Khasaaraha ka dhasha Fataahadda Wabiga

0
23

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan Xiliyada roobaadka Waxaa Fatahado sameeyo wabiga Shabeelle kaas oo saameyn ku yeeshay guud ahaanba deegaanada uu maro iyadoona u geysto qasaara nafeed iyo mid hantiyadeed waxaana lagu waaya hanti ay kamid tahay tacabka beeraha iyo deegaanada ay dadweynahu ku nool yihiin oo ay ka barakacaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here