Aqoonyahanada Jowhar oo ka hadlay dhibatooyinka Ardayda kala kulmaan isticmalka baraha bulshada

0
45
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isticmaalka Baraha bulshada oo inta badan loo Isticmaalo siyaabo kala duwan ayaa sanadahan dambe saameeyn ku yeelatay guud ahaan waxbarashada dalka,qaar ka mid ah Aqoonyahanada magaalada Jowhar ayaana Ardayda Jowhar uga digay isticmaalka baraha bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here